User talk:Abshirdheere/vector.js
Appearance
Sxb bogani muxuu ka faa'iido yahay? Ismail Suge (talk) 02:17, 27 Diseembar 2015 (UTC)
Marmar ayaa waxaa dhacda inaad arkiwayso dhacdooyinka cusub ama taariikh shalay uun marka sidaa daraadiid: waxay ku xirantahay shabakdda aad adeegsato hadii ay tahay Faarujinta xusuus hayaha sidaan soo socota:
- Firefox / Safari: ⇧ Shift + Reload ama Ctrl-F5 ama Ctrl-R (sidaanna waa Command-R Macintosh)
- Google Chrome: Ctrl-Shift-R (sidaan Command-Shift-R Macintosh)
- Internet Explorer: Guji Ctrl marka la guninayo Refresh, ama Ctrl-F5
- Konqueror: Reload ama F5
- Opera: Faaruji xusuus hayaha Tools → Preferences
Faahin Purge
--Abshirdheere ✪ 13:33, 27 Diseembar 2015 (UTC)
mahadsnid abshir shaqaaf 14:49, 27 Diseembar 2015 (UTC)