User:Cabdirisaaq Macalin Cilmi/sandbox
Cabdirisaaq Macalim Cilmi:
Ganacsade Soomaaliyeed oo ku dhashay Tuulada Qooqane ee kutaalla duleedka Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan , Sanadku markuu ahaay 1984 tii. kadib dagaaladii sokeeya ee halakeeyay dalka soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Macalim Cilmi waxuu uwareegay dhanka Ethiopia isagoo ka waxbarasho bilaabay Degmada Feer-feer ee gobolka Shabeelle ee katirsan Deegaanka Soomaalida Ethiopia. kadib waxbarashadiisii dugsiga sare waxuu u xerooday tababar dhanka xirfada barenimada ah , Isagoo sanadii 2003dii kasoo qalin jabiyay kulliyada Waxbarashada Macalimiinta ee Dr cabdulmajiid Hussien ee kutaalla Magaallada Jigjiga ee Xarunta U ah dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia. sanadkii 2007 dii waxuu ka qallin jabiyay Jaamacada Haramaya University isagoo bartay Cilmiga Maamulka iyo Maareynta waxbarashada. ku dhawaad muddo 8sanno ah markii uu lashaqeeyau Xafiiska waxbarashada DDSI ayuu sanadkii 2010 kii udhoofay dalka Koonfur Africa halkaasoo uu ka billaabay Ganacsi. Haatan waa ganacsade, Qoraa iyo falanqeeya Arimaha Siyaasada geeska Africa.
Cabdirisaaq Macalim Cilmi waa
Ganacsade Soomaaliyeed oo ku dhashay Tuulada Qooqane ee kutaalla duleedka Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan , Sanadku markuu ahaay 1984 tii. kadib dagaaladii sokeeya ee halakeeyay dalka soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Macalim Cilmi waxuu uwareegay dhanka Ethiopia isagoo ka waxbarasho bilaabay Degmada Feer-feer ee gobolka Shabeelle ee katirsan Deegaanka Soomaalida Ethiopia. kadib waxbarashadiisii dugsiga sare waxuu u xerooday tababar dhanka xirfada barenimada ah , Isagoo sanadii 2003dii kasoo qalin jabiyay kulliyada Waxbarashada Macalimiinta ee Dr cabdulmajiid Hussien ee kutaalla Magaallada Jigjiga ee Xarunta U ah dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia. sanadkii 2007 dii waxuu ka qallin jabiyay Jaamacada Haramaya University isagoo bartay Cilmiga Maamulka iyo Maareynta waxbarashada. ku dhawaad muddo 8sanno ah markii uu lashaqeeyau Xafiiska waxbarashada DDSI ayuu sanadkii 2010 kii udhoofay dalka Koonfur Africa halkaasoo uu ka billaabay Ganacsi. Haatan Waa ganacsade, Qoraa iyo Falanqeeye Arimaha Siyaasada Geeska Africa.