OPEC


Algeria
Nigeria
Somaliland xubin Somaliland mustaqbalka Opec xubinka somaliland waddnaka , Somaliland ayaa sheegtay inay danaynayso inay ku biirto kooxaha ka ganacsada shiidaalka ee ka socda Somaliland iyada oo lagu qiyaasay in ka badan 30 bilyan oo fuusto iyada oo dhawaan shidaal laga helay Bahadhamal oo ka tirsan Somaliland odewayne, Somaliland waxay jeclaan lahayd inay dhawaan noqoto wadan shidaal soo saara, isla markaana ay ka mid yihiin ururada ganacsiga shidaalka sida OPEC. dan weyn. Sawirku waxa uu muujinayaa SL13 IYO SL10 Gobolada Somaliland sida Toosan Prospect SL13/SL10 , Daggan Prospect SL13/SL10 ,Xagar Prospect SL13/SL10 , Saafi Prospect SL13/SL10 ,Galool Prospect SL13/SL10 iyo kuwo kale ayaa muujinaya gobolada shidaalka oo ku dhawaad 2-5 bilyan oo barrle oo saliid qaydhiin ah ku jiraan shiidaalka Somaliland , shirkadaha heshiisyada shiidaalka ayaa doonaya in ay isku xidhaan gaadiidka ku wajahan Berbera. magaaladaUrurka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena
Xubnaha Opec
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dawladdaha hadda ka mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika
| Dawladdaha | Meelaha ay ku yaalaan | Waqtiga ay Opec kuso biireen | Tirada daka (2008) |
Masaaxada (km2) |
|---|---|---|---|---|
| Afrika | 1969 | 33,779,668 | 2,381,740 | |
| Afrika | 2007 | 12,531,357 | 1,246,700 | |
| Koofur amerika | 2007[A 1] | 13,927,650 | 283,560 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 75,875,224 | 1,648,000 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,221,180 | 437,072 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 2,596,799 | 17,820 | |
| Afrika | 1962 | 6,173,579 | 1,759,540 | |
| Afrika | 1971 | 158,259,000 | 923,768 | |
| Bariga dhexe | 1961 | 824,789 | 11,437 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,146,656 | 2,149,690 | |
| Bariga dhexe | 1967 | 4,621,399 | 83,600 | |
| Koofur amerika | 1960[A 2] | 26,414,816 | 912,050 | |
| Wadarta guud | 369,368,429 | 11,854,977 Km2 | ||
-
- Cagaar ama doog Tiq ah : Dawladdaha ka mid ah ilaa iyo hadda
- Cagaar ama Doog furan :Dowladihii Ka tagay
Dalal horay uga tirsanaan jiray
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Dalka | Qaaradda | Xiliga uu kusoo biiray | Xiliga uu isgatay |
|---|---|---|---|
| Afrika | 1975 | 1994 | |
| Koofur bare aasiya | 1962 | 2008 |
Dawladdaha doonaya in ay kusoo biiraan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Boliifia,
Masar,
Suuriya,
Suudaan iyo
Meksiko Wadamadaan Opec Ayaa tiri kusoo biira.
Suudaan waxay diyaar utahay in ay kubiirto.
- Somaliland <<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.
Qoondooyinka shidaal soo saarista
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Dalka | Qoondada (7/1/05) | Soo saarka (1/07) | Awooda |
|---|---|---|---|
| 10,099 | 8,800 | 12,500 | |
| 894 | 1,360 | 1,43 | |
| 520 | 500 | 500 | |
| 4,110 | 3,700 | 3,750 | |
| 1,481 | |||
| 2,247 | 2,500 | 2,600 | |
| 1,500 | 1,650 | 1,700 | |
| 2,306 | 2,250 | 2,250 | |
| 726 | 810 | 850 | |
| 1,900 | 1,700 | 1,700 | |
| 2,444 | 2,500 | 2,600 | |
| 3,225 | 2,340 | 2,450 | |
| wadarta | 31,422 | 30,451 | 32,230 |
Qiyaas Tirakoob
[wax ka badal | wax ka badal xogta]10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.
| Heerka | Dalka | Soo saarid "Saliid ceeriin" Malaayin Fuusto Maalintiiba |
% Dhamaantood |
|---|---|---|---|
| 1 | Ruushka | 9.650,4 | 14,0% |
| 2 | Sacuudi Carabiya | 8.184,0 | 11,9% |
| 3 | Maraykanka | 5.310,1 | 7,7% |
| 4 | Kanada | 3.793,0 | 5,5% |
| 5 | Iiraan | 3.557,1 | 5,2% |
| 6 | Fanansuwela | 2.878,1 | 4,2% |
| 7 | Meksiko | 2.601,4 | 3,8% |
| 8 | Ciraaq | 2.336,2 | 3,4% |
| 9 | Kuwait | 2.261,6 | 3,3% |
| 10 | Imaaraadka carabta | 2.241,6 | 3,2% |
| Aduunka intiisa kale | 26.212,4 | 38,0% | |
| Wadarta | 69.025,9 | 100% | |
| OPEC katirsan | 28.927,1 | 41,9% | |
| OPEC aan katirsaneen | 40.098,8 | 58,1% | |
Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:
| Heerka° | Dalka | Malaayiin Fuusto (Fus) | % Boqolkiiba |
|---|---|---|---|
| 1 | Mareykanka | 6820 | 21,7% |
| 2 | Shiinaha | 3148 | 10,4% |
| 3 | Jabaan | 1604 | 5,1% |
| 4 | Hindiya | 1161 | 3,8% |
| 5 | Ruushka | 984 | 3,2% |
| 6 | Sacuudi carabiya | 954 | 3,1% |
| 7 | Jarmalka | 884 | 2,9% |
| 8 | Baraasiil | 878 | 2,7% |
| 9 | Koonfur Kuuriya | 849 | 2,7% |
| 10 | Kanada | 801 | 2,5% |
| 11 | Meksiko | 710 | 2,2% |
| 12 | Holland | 670 | 1,5% |
| 13 | Faransiiska | 669 | 2,3% |
| 14 | Iiraan | 635 | 2,2% |
| 15 | Ingiriiska | 588 | 1,9% |
| 16 | Talyaaniga | 577 | 1,9% |
| 17 | Isbania | 545 | 1,9% |
| 18 | Indunisiya | 490 | 1,6% |
| 19 | Taywan | 370 | 1,2% |
| 20 | Singabuur | 366 | 1,2% |
| Aduunka intiisa kale | 6985 | 24,0% | |
| Wadarta | 30688 | 100% |
Fonte: BP Statistical Review of World Energy - June 2007