Help:Edit summary
TAARIIKHDA Qabiilka, Siciid kuul, waa niman asal ahaan kasoo jeeda beesha Ogaadeen , gaar ahaan ( bahgari) waa niman dega deegaanada , soomaali galbeed iyo soomaalia iyo waqooyi , gaar ahaan gobolka togdheer burco iyo hargaysa , laakiin asal ahaan waa nimankii dhisay ee lahaa barbara ee gobolka saaxil , waa niman dadkoodii ka maqnaa in badan aan saas oola degin beesha ogaadeen , laakiin ay is guurguursadeen qabiilada Dir , hawiye iyo Gabooyaha , Siciid kuul waa niman laf dhabar u ah gobolada waqooyi aadna ooga qayb qaata dhaqdhaqaaqa somaliland haday xubin matalaad noqoto iyo haday oday dhaqameed noqoto waxay hadda ku fadhiyaan wasiirka beeraha ee somaliland waxaan oday dhaqameed ku matala suldaan daakir oo ah nin aad caan ooga ah gobolada waqooyi , waxaa kale ay deegaan ku yihiin oo la ood yihiin beesha siciid harti ( dhulbahante) , Siciid-kuuL wuxuu kaloo dagaa ilaa koonfurta gaar ahaan gobolka banadir ( Mogadishu) ,