Jump to content

Google Maps

Ka Wikipedia
Google Maps
Nooca bogga
Khariidaynta bogga
Lagu heli karoLuuqado badan
MilkiileGoogle LLC
URLgoogle.com/maps
GanacsiYes
DiiwaangelinIkhtiyaar, oo lagu daray Akoonka Google
La bilaabayFebraayo 8, 2005; 20 sanado ka hor (2005-02-08)
Xaaladda haddaActive

Google Maps waa adeeg khariidad shabakadeed oo ay soo saartay shirkada Google . Waxay bixisaa sawiro dayax gacmeed ah , sawir gacmeed , khariirado jidadka ah, muuqaal 360 ° oo iskuwareeg ah oo wadooyinka , xaaladaha taraafikada waqtiga-dhabta ah, iyo qorsheynta safarka lugta ah, baabuurta, baaskiilada iyo hawada iyo gaadiidka dadweynaha. Sanadkii 2020, Khariidadaha Google waxaa isticmaaley in ka badan 1 bilyan oo qof bil kasta[1].






  1. "Google Maps now used by over 1 billion people every month". PPC Land. 2020-02-15. Retrieved 2020-02-15.