Jump to content

Android

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 12:44, 31 Luuliyo ama Luulyo 2012 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.2+) (روبوت إضافة: mk:Android(оперативен систем))
Astaanta (Android OS).
Waa moobeelka (Touch Pro2 HTC Touch Pro2) smartphone (May 2009)


Android waa operating system laga sameeyey (Linux) kernel oo la shaqeeya (smartphones)ka iyo (computers tablet computers)ka. Android waxay keli ah la shaqeeya [smartphones]ka ay shirkadaha contract la saxeexay (Google) oo ka mid ah shirkadaha (Samsung), (Ericsson Sony Ericsson), (Motorola), (LG), iyo dhawr kale. Waxaa soo alifay (Handset Alliance Open Handset Alliance) shirkad la shaqeeso Google, iyo shirkado kale. Marka uu sanadku ahaa 2005, shirkadda Google waxay iibsatay shirkadda marka hore soo wadday samaynta Android OSka oo la yiraahda Android Inc., iibsashadaasi ay dunida aad uga fajcisay. Sannadka marka ay gaadhay 2007, waxaa la asaasay majmuuc ka kooban 86 shirkado hardwareka, softwareka iyo telecommunicationska, intaasi oo shirkado ay aad u jecel in la sameeya

Waa mobeelka(Galaxy Nexus), ugu cusub ay (Samsung) samaysatay"Google phone"






Taariikh

likii syadaha