Jump to content

Boqor

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 12:56, 21 Juun 2010 ee Maax (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: '''Boqor''', waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso dowladaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. sida wadamada...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Boqor, waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso dowladaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. waa qoys degen.