Jump to content

Boqor

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 07:12, 31 Diseembar 2022 ee Tropicalkitty (wadahadal | ku darsasho) (Undid edits by 154.115.222.93 (talk) to last version by MdsShakil)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Vittorio Emanuele III

Boqor, waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso Dawladdaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. Wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. Wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys degen.