Jump to content

Boqor

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 12:38, 27 Nofeembar 2022 ee MdsShakil (wadahadal | ku darsasho) (Reverted edits by 154.115.221.80 (talk) to last version by Escarbot: test edits, please use the sandbox)
Vittorio Emanuele III

Boqor, waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso Dawladdaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. Wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. Wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys degen.