Jump to content

Boqor

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 12:59, 28 Mey 2015 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Badal qurxin ah)

Boqor, waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso Dawladdaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. Wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. Wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys degen.