Jump to content

Boqor

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:27, 24 Abriil 2014 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Qoraallo la isku badalay (-dowlada +Dawladda & -dowladda +Dawladda & -Dowlada +Dawladda))

Boqor, waa Nin ka mid ah Qoyska taariikhda leh, oo amar ku bixisso Dawladdaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. waa qoys degen.